Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa dhamaan shacabwaynaha soomaalida Ogaadeniya ee ku dhaqan wadanka koonfur Afrika in la qaban doono shirwaynihii 15 aad ee jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Koonfur Afrika.

Shirka ayaa wuxuu socon doonaa inta u dhaxaysa 12/01/2018 ilaa 13/01/2018 waxaana kasoo qayb gali doona masuuliyiin ka tirsan jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya waxayna kasoo jeedin doonaan qudbado diirada lagu saari marxalada siyaasiga ah ee geeska Afrika gaar ahaana Ogaadeniya iyo gumaysiga Itoobiya.

Wixii faah faahina hoos ka fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay