Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynt  Ogaadeniya ayaa sheegaya in dagaal loogu awood sheegtay ciidanka maxaysatada ah ee gumaysiga Itoobiya uu ka dhacay tuulada  lagu magacaabo Jaleelo oo Katirsan dagmada Shilaabo.

Dagaalkan ayaa wuxuu dhacay maalintii shalay ahayd oo ay taariikhdu  ku beeg  ahayd 08/01/2018 ka waxaana khasaare lixaad leh loogu gaystay ciidanka woyaanaha.

Faah faahinta dagaalkan dib ayaan idiin kasoo sheegi doonaaye kala soco ONA.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay