Jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Koonfur Afrika ayaa waxay qabatay shirwaynihii Jaaliyada Ogaadeniya, shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha jaaliyada Ogaadeniya waxaa kale oo kasoo qayb galay masuuliyiinta maamulka Jaaliyada ee Joka.

Shirkan ayaa wuxuu socon doonaa mudo laba cisho ah waxaana looga hadli doona marxalada halganka Ogaadeniya iyo hawlaha Jaaliyada Ogaadeniya ee Koonfur Afrika.

Hoos ka daawo sawirada waxaana idin la socod siin doonaa war bixinta oo dhamaystiran.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.