Dr marera gudina oo mudo ku xidhnaa xabsiga gumaysiga Itoobiya ee adiss ababa ayaa waxaa laga sii daayay xabsiga waxaana si aad ah loogu soo dhaweeyay markii uu gurigiisa usii dheel man hayay.

Dr marera gudina ayaa wuxuu sheegay inuuna kacdoonka shacabku istaagaynin ilaa ay ka helaan xoriyada iyo demuqraadiyada.

Hoos ka daawo Muqaalkii soo dhawaynta.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay