Ogaden News Agency (ONA)

OGEYSIIS: Banaanbax looga soo horjeedo gumeysiga iyo Adeegihiisa Cabdi Ilay-


OGAYSIIS – MUDAAHARAAD.

 Waxaa la ogeysiinaya dhamaan Shacabka Somalida Ogadeenya inay kasoo qeyb galaan banaanbax xoog badan oo ka dhici doona wadanka UK magaalada London. Banaanbaxan oo looga soo horjeedo Dad Ka geystay Xasuuq dhulka Soomaalida Ogadeenya  oo uu kamid yahay Cabdi Ilay,iyaga oo u adeegaya gumeysiga Woyanaha. Waxaana Xasuuqi ugu danbeeyay uu ka dhacay Bishan Febraayo Magaalada Gunagado  iyo deegamo  ku xeeran oo ka mid ah dhulka Ogadeniya.

Waxa Banaanbaxan ka dhici doona

SAFAARADDA ETHIOPIA LONDON- HORTDEEDA,WAXAANA  LAGU  CANABAAREYNAYAA , GUMEYSIGA ETHIOPIA.

TARIQDA: 04 MARCH 2012. 11.00 TO 17HRS.

GOOBTA, MUDAAHARAADKA:

1 7 PIRNCES GATE

OPPOSITE HYDE PARK

SW71PZ.

MAHADASANIDIIN.

WAXII FAAFAAHIN AH KALA SOO XIDHIIDH.

 

HUSSEIN

TEL:       0208 5747092 ama

07791702245

 

ONA

Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=9204

Posted by on Feb 29 2012. Filed under Ogeysiis/Xayeysiis, videos/muuqaal, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

2 Comments for “OGEYSIIS: Banaanbax looga soo horjeedo gumeysiga iyo Adeegihiisa Cabdi Ilay-”

  1. talyaani

    cabdi ubo maxaad uga badasheen qoraalkii hore sida kuxusnayd mise cay baad uaragteen sxb

  2. abdi lay ma aha in lagu banaan baxo waa in hada laga bilaabo loo raadiyo ragii khaarajin la haa enough is enough majirto taariikhda ogaden from mililikh up to now xasuuqa ina ilay midlamid ah inama soomarin so onlf waa in ay khaarajisaa ina ilay adonka aan suuradeenaba la hayn waxaana filiyaa in uu yahay wacel waayo xataa ditaytaradu kaliya waxa ay laayaan waa dadka ku kacsan laakiin ninkani madhi karto in uu yahay soomaali waxaan jec laan la haa in laqaado dna giisa reer ogaden thay have to kill iilay adon ax maaraad

Comments are closed

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 10,553
  • Last 7 days: 58,237
  • Last 30 days: 245,892
  • Online now: 35
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com