Sida aan wararkaa nagii hore idiin kusoo gudbinay ba ciidanka woyaanaha ayaa waxay dad shacab ah ku xasuuqeen magaalada Waldia ee gobolka Axmaarada, shacabkan la xasuuqay ayaa waxay dhiganayeen xaflad dhaqameed ay sanadkiiba xiligan oo kale qabsadaan.

Hadaba aas kii dadkii shacabka ahaa ayaa wuxuu asna isu badalay mudaaharaad lagu caayayo woyaanaha sida wax shinimada leh ee uu ula dhaqmaayo dadka shacabka ah.

Hoos ka daawo muuqaalka.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay