Ogaysiis:
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha S/Ogadenia ee ku dhaqan dalka Sweden, Inuu shirkii Jaaliyadaha Skandanevianka uu ka dhici doono Magaala madaxda 2-aad ee dalka Sweden Göteborg.
Walaalayaal waa  muhiim in dhamaan xubnaha sharafta leh aad kasoo qayb gashaan shirka oo ahmiyad weyn xambaarsan, Wax yaala badana lagu lafa guri doono insha allaah.

Taariikhdu waa: 10 march 2012-ka,
Goobta: Hammarkullens folkethus Götebrg,
Saacada: 11:00am aroornimo.

Waxii faah-faahina kala xidhiidh Mudane Abdinasir(Gadhweyne)
Tell: 0768573231
Kasoo qayb gal wacan.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay