Waxaa wali halkiisii kasii soconaya  dilkii arxandarada ahaa ee ka dhacay deegaanka gunagado ,halkaas oo lagu xasuuqay 14/2/12  dad badan , hadaba dilalkii ugu danbeeyay   oo dhacay 25/2/12 ,ayaa waxaa nasoo gaadhay magacyada dadkii la laayay qaar ka mid ah

Cabdi Casiis Cabdullaahi Cabdi Wahaab

Maxamed Cabdi Rashiid

Siraaje

Waxaa kale oo jira dad loo taxaabay xabsiyo kala duwan ,waxaana ka mid

Qabridahar  waxaa lagu xidhay 23/2/12

Sahra carab

Nimco muxumed amare

Nimco cabdi cabdulaahi

Isla qabri dahar waxaa lagu xidhay  25/2/12 dadka kala ah

Siyaad axmed biixi

Kaafi cabdi sahal

Ayaan cali warmahaye

Nimco qanbi

Sahra

5/2/12 tuulada  Cobole  xidhay

Aamina axmed

wararka dhacdooyinka ayaan waxa ONA soo diyaarisa si joogta ah iyada oo la isku soo aruuriyo kadibna looqeybiyo daggaalada iyo tacadiyada.

Kalasoco Wararka Dhacdooyinka Gudaha Ogadeniya ONA.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay