Waxaa wali halkiisii kasii socda mudaaharaad ay kaga soo horjeedaan gumaysiga Itoobiya shacabka gobolka axmaarada,

Shacab cadhaysan ayaa waxay gubeen xafiisyo gawaadhi iyo xarumo ciidan waxaana magaalada ka dhex socda dagaal iyo rabshado u dhaxeeya shacabka  axmaarada iyo gumaysiga itoobiya.

Gumaysiga Itoobiya ayaa wuxu u taag la yahay mudaaharaadada lagaga soo horjeedo iyo kacdoonada ay wadaan shucuubaha kala duwan ee gumaysiga Ku hoos jira.

Hooska daawo xaalada gumaysiga Itoobiya oo noqotay mid aan la saadaalin karin.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay