Waxaa dhamaan shacabwaynaha Soomaaliyeed la ogaysiinayaa in Habeenka Axada oo tahay taariikhduna ku beegan tahay 28/01/2018 ka Saacaduna ay tahay.

Time: 21:00 CET
15:00 Edmonton
20:00 UK time
23:00 East Afrika (Ogadeniya)

Waxaan Todobaadkan waraysi la yeelan doonaa Gudoomiye Ku Xigeenka Hogaanka Dhaqaalaha Ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) Marwo Khaaliso Ugaas Mahad.

Barnaamijka waraysiyada ayaa ah mid todobaad le ah oo lagu waraysto madaxda JWXO, Aqoonyahanada Soomaalida Ogaadeniya, Hawul wadeenada Halganka iyo shacabka Ogaadeniya.

Dhamaan daawadayaasha iyo shacabwaynaha Soomaaliyeed Waxaan lee nahay kasoo qayb gal wanaagsan.

N/B wixii su’aal ah ee aad rabto inaad waydiiso fadlan noogu soo dir Inboxka ILAYS TV LIVE.

Wixii Faah faahina Hoos ka Fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay