Agaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa waxaa Laga waraystay Arimo dhawr ah,Waxaa kale su’aalo aad tiro badan laga waydiiyay Dhiibistii Sarkaal ka tirsanaa Saraakiisha ONLF, Kuwaasi oo u dagaalama sidii dhulka soomaaliyeed ee Itoobiya xooga ku haysato looga xorayn lahaa Itoobiya, Sarkaalkan ayay dawlada Soomaaliya u gacan galisay gumaysiga Itoobiya.

Sanbaloolshe ayaa Waraysiga Qaybtiisa danbe oo dhan waxaa la waydiiyay doorkii uu ku lahaa dhiiibistii Qalbi Dhagax iyo Cida Rasmiga ah oo ka danbaysay in Abdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax Cadawga itoobiya loo gacan galiyo. Hoos ka daawo Su aalihii Abdikariim sheekh Muuse Qalbi dhagax kusaab sanaa ee la waydiiyay Sanbaloolshe.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay