PAFD Conference in London 2018

PAFD conference in London

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha soomaaliyeed gaar ahaana shacabka Soomaalida Ogaadeniya ee ku dhaqan magaalada London taariikhdu markay tahay 24–25 Februery 2018 ka in la qaban doono shirwayne balaadhan oo ay kasoo qayb galayaa in ka badan 17 urur oo ka soo hor jeeda nidaamka dhiig yacab nimada ku dhisan ee gumaysiga Itoobiya.

Shirkan ayaa waxaa marti galisay gundhigna u ah Isbahaysiga PAFD oo ay xubin ka tahay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO).

Shirkan ayaa waxaa lagaga hadli doonaa siyaasada murugsan ee Itoobiya ka jirta iyo sidii xal waara loogu heli lahaa is maandhaafka ka jira dalkaas.

Shirka ayaa waxaad faah faahinta goobta  iyo wixii macluumaad dheeri ah aad ka heli kartaan Xayaysiiskan hoose.

Address: Resource for London, 356 Holloway Road, London, N7 6PA.

Finding Resource for London

By London Underground

Take the Piccadilly line to Holloway Road station. On leaving the station, turn left and walk that direction, under the railway bridge for five minutes. Resource for London in on the opposite side of the road and can be reached by using the pedestrian crossing.

By bus

Buses 4, 17, 29, 43, 153, 253, 259, 271, 279 and X43 stop within a short walk of Resource for London. Also there are mobility buses available in the area, these are numbered 920, 921, 923 and 927.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay