Wararka naga soo gaadhaya gobolka Oromada ayaa waxay sheegayaan xasuuuq baahsan oo ka socda qaybo kamida gobolka Oromada gaar ahaana xero dad barakacayaala ku jireen oo lagu magacaabo Hammuressa.

Xasuuqan ayaa waxaa gaystay ciidanka Woyaanaha sidoo kale waxaa dadka la laayay kamida boliiska Oromada kamid ahaa.

Xaalada gumaysiga Itoobiya ayaa waxay kasiii daraysaa marba marka ka danbaysa waxaana waxaana hada cirka isku sii shareeraya mudaaharadada iyi qalalaasaha gumaysiga Itoobiya lagaga soo horjeedo.

Hoos ka daawo sawirada iyo muuqaalka.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay