Xaalada gobolka Oromada ayaa kasi daraysa marba marka kasii danbaysa waxaana maalin labaad galay shacabka oo isu soo baxwayn samay naya meelaha iyo ayagoo dhamaan suuqa wada xidhaaya oo aan wax shaqaynayaa jirin.

Hadaba gumaysiga Itoobiya ayaa wuxuu garan la yahay si uu u mareeyo kacdoonka shacabka ee ay kaga soo horjeedaan xukuumada dhiigyo cabka ah ee kooxda TPLF taasoo xasuuqa shucuubaha ku hoos nool caado ka dhigatay.

Waxaad hoos ka daawataa sawirada iyo muuqaalada aan idiin kasoo diyaarinay.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay