Warar naga soo garayo Magalada garbo ayaa waxa ay shegayaan in shalay dad shacab ah lagu gumaday tuulo Garbo u jirto 10Km laguna magacaabo Xir’yare.
Dad ka shacaba ah oo tuuladaas lagu gumaday ayaa waxa la shegaayaa in ciidamada gumaysiga u shaqeeya ee Liyuu Police ka ay gumaadeen dadkaas oo ay ku jiraan dad isu ehel ahaa.
Dad ka la lalaayay ayaa waxa na soo garay magacaydoda oo ay ku jiraan laba wiil oo walaalo ah
Magacayadodana waa sidaan
Muxumed shugri aadan qudhsid
Mahad Shugri Aadan qudhsid
Wararka  ayaa intaa  kudaray  in  labo  wiil oo  dhawac ahaa  oo  loola  carary  jigjiga  mid  dhexeda ku  nafbaxay  magacyadoodana  nama  soo  gaadhin
Wixii warar ah oo ka soo baxa ama ku soo kor dha Gadal ayaan idin kala soo socod siin donaa.

omar

ONA —

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay