Waxaa maanta ka furmay magaalada London shirwayne aad u balaadhan oo ay kasoo qayb galeen in ka badan 20 urur oo ah mucaaradka gumaysiga Itoobiya kuwaasi oo kasoo horjeeda xukuumada Woyaanaha.

Shirwaynahan ayaa waxaa soo xaadiray wufuud caalami ah dumlamacyiin siyaasiyiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan wuxuuna lagu gor fayn doonaa siyaasada guud ee gumaysiga.

Shirka ayaa wuxuu socon doonaa laba maalmood ayaa waxaa dhidibada loogu aasi doonaa dawlad ku meel gaadh ah taasoo badali doonta maamulka hada jira ee kaligii taliska ah.

Faah faahinta dib ayaan idiin kasoo gudbin doonaa kala soco ONA.

ONA/London.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay