Waxaa hada ka socda magaalada Gaarisa ee Waqooyi bari Kenya Xaflad lagu xusayo maalinta xasuuqa Ogaadeniya oo sanad walba bishan oo kale la xuso.

Xaflan lagu xusayo maalinta xasuuqa Ogaadeniya ayaa waxaa kasoo qayb galay bulshada kala duwan ee ku dhaqan magaalada Gaarisa waxaa kale kasoo qayb kooxda Fanka Ogaadeniya ee Danab kuwaas oo wac daro ka muujin doona.

Xafladan ayaa waxaa sidoo kale laga jeedin doonaa qudbado lagaga sheekayn hayo xasuuqii ay ciidanka Woyaanaha ka gaysteen Sanadkii 1994 tii bishii Febuary wadanka Ogaadeniya.

War bixinta iyo wararka oo dhamaystiran dib ayaan idiin kasoo gudbin doonaa.

ONA/Gaarisa.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay