Magaalada Garissa ee xarunta gobolka waqooyi bari Kenya waxaa galabta lagu qabta munaasabad loogu baroor diiqayey maalinta xasuuqa ogaadeeniya taasi oo sanadkasta bishan oo kale laga xuso daafaha caalamnka

Munaasabada oo ay kazoo qayb galeen dadwayne aad ufarabadan ayaa sidoo kale waxaa kazoo qayb galay masuuliyiin kasocotay dowlada Kenya  iyo marti sharaf kala duwan.

Muuqaalka iyo khudbadihii kala duwanaa ee masuuliyiintu ka keediyeen munaasabadda kala soco Ilays Tv..

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay