Waxaa si rismi hada ugu socota caasimada wadanka Sweden Stockholm Munaasabadii maalinta xasuuqa Ogadenia waxaa khadbado dhaxalgal ah k jeediyaay Xildhibaan Riyaale xaamud oo si adag uga hadlay sabaabta dagaalku ku bilawday iyo dhibaatadii xasuuqe dhacday iyo Xildhibaan Abdinaasir gadhweyne waxaa sidoo kale ururka haweenka u hadashay marwo cibaaad sawiro hordhac ah waxii faahfaahin ah kala soco ONA
BY HEEGAN
SWEDEN ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay