Waxaa kor u kacay bilihii ugu danbeeyay dilka, xidhayga iyo tacidayada kale ee isugu jira kufsiga boobka loo geysanayo maatida shacabka Somalida Ogadeniya. Waxaana halkan idiinku soo gudbinayna tacadiyadi gumeysigu ka geystay dhulka Somalida Ogadeniya kuwa kamid ah lagasoo bilaabo 20 Bishii Febraayo illaa 1 Bishan March 2012.

Tacadiyo Xidhay

20/02/2012 Magaalada Caado waxaa lagu xidhay

Xasan Cabdulaahi

22/02/2012 Magaalada Galaalshe waxaa lagu xidhay

Axmed Daahir

Maxamed Aadan

22/02/2012 Magaalada Godey waxaa lagu xidhxidhay dadka kala ah

Khatra Sheekh Maxamed

Iyo Maryan Maxamuud

 

23/02/2012 Magaalada Birqod waxaa lagu xidhay

Maxamed Macali dheeg

Cabdikaafi Aygoo

 

27/02/2012 Buku dhabo waxaa lagu xidhay

Raxma Mooge Sheeekh Xuseen

20/02 caaado dhac

28/02/2012 Magaalda Gunadgado waxaa lagu xidhxidhay

Cumar Maxamed Ow-gaab

Iyo Aar Cabdulaahi Cabdi

 

Dil

24/02/2012 Bali goble udhaw Dagmada Gunagado waxay Askarta Gumaysiga Ethiopia ku dileen Allaha unaxariistee

Xuseen  Sheikh Maxamed Seed

28/02/2012 Magaalada Gunagado waxay Askata Ethiopia ku dileen allaha unaxariisteel

Axmed Xasan Badal

01/03/2012 Xidhyare waxaa lagu dilay

Shaafi Maxamuud Boqarre, waxaa isna dhaawac loo gaystay Maxamuud Cabdulaahi Laal

Magaalada Caado Askarta Bakhtiyaysa ee Gumaysiga Ethiopia waxay ka dhaceen Cali Maxamuud Duulane 11 Halaad oo Geela

ONA-

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay