Waxaa muhaadaraad iyo kacdoon shacab isu badashay goob lagu ciyaaro kubada cagta oo kutaala magaalada Bahirdar ee Gobolka Axmaarada. Goobtan ayaa wuxuu gacan ka hadal ku dhexmaray ciidanka woyaanaha iyo shacabka kacdoonka waday oo u badnaa dhalinyaro.

Goobo kamida qaybaha Axmaarada iyo Oromiya ayaa waxaa ka shaqayn waayay xukunkii deg degga ahaa ee Gumaysiga Itoobiya kusoo rogay.

Hoos ka daawo muqaalka Mudaaharaadka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay