Wararka naga soogadhaya gobolka oramia gaar ahaan magalada, Nekemte ayaa waxay sheegaan in Dibad baxayasha oramada oo dhinac iyo ciidanka fadaraal police ka iyo militariga gumaysiga Itoobiya uu dhex maray dagaal gacan ka hadal ah oo sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan.

Sababta keentay mudaharaadka magaladan ayaa ahayd kadib markii mucaaradka oramada kuwii ugu waawayna loodiday inay galaan magalada Nekemte.

Sadex cisho oo lays horfadhiyay kadib maanta ayaa Farah laysa saaray, wararna wararku intaas ku darayaan in shacabka gadoodsani Dhamaan wadooyinkii xidhineen.

Madaxda mucaaradka oramada OFC oo ay hogaamin hayaan Merera gudina iyo Bekele ayaa sheegay inay aad uga xunyihiin sida ciidanka woyaanuhu ula dhaqmayaan shacabka oramada ee mudaaharaadka wada.

Wararkan iyo waxa kasoo kordha kala soco ONA.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay