Kacdoonka aya shacabka Oromada ku diidan yihiin xukuumada woyaanaha ayaa wuxuu marba marka kasii danbaysa sii gaadhayaa magaalooyin iyo goobo horleh, hadaba waxaa maanta ka bilaw magaalada Jimma Mudaaharaad wayn oo lagaga soo hor jeedo xukuumada Woyaanaha.

Dhalinyarada Kacdoonka wada ayaa waxay ku qaylinayaan hal hays ay ku caan baxeen kaasoo ah “Jiraa” oo ka dhigan waan jiraa.

Ciidanka Woyaanaha ayaa waxay u maaro la yihiin sidii ay u xakamayn lahaayeen kacdoonkan lagaga soo horjeedo waxayna adeeg san hayaa xoog naf la caari nimo ah oo ay isku daya hayaan inay ku xakameeyaan kacdoonka wadanka ka socda.

Hadaba waxaan idiin kasoo diyaarinay Muuqaalka Mudaaharaadka maanta dhacay hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay