Waxaa dhawaan lagu baahiyay baraha bulshada gaar ahaana mareegaha inta badan ay dadku aadka u isticmaalaan muuqaal ay sirdoonka woyaanaha kuwooda dharcada loo yaqaano ay ku garaacayaan nin shacab ah ayagoo waliba si xun u jidh dilaya.

Ninka la garaacayo ayaa wuxuu ku qaylinaaya “Nafta Iga Qaada” waxaana garaac naxariis dara ah ku garaacaya sirdoonka Woyaanaha.

Hoos ka daawo Muuqaalkii oo aan idiin soo diyaarinay.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay