OGAYSIIS – JAALIYADA OGADENIYA EE  KONFUR AFRIKA JOKA

Xafiiska  jaaliyada Ogadeniya (JOKA) wuxuu ogaysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada ee  guud ahaan wadanka Koonfur Afrika in uu fooda inagu soo hayo shirweynihii jaaliyada JOKA oo sanadkiiba mar dhici jiray.

Hadaba, waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha sharafta leh inay ka soo qeeb galaan Shirweynaha oo dhici doona;

Taarikhdu markay tahay 15.3.2012

Goobta: Uitenhage/Port Elizabath

Kala xidhiidh wixi  faah faahin ah telphonada hoose;

0833394107

0837585918

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay