Waxaa  ka socda deegaano kamid ah Gobalka  Ontario ee  wadanka Canada Shir ay abaabuleyso Jaaliyada Ogadenia ee wadankasi Canada, Shirkan ayaa  ku saabsan isbadalka haatan ka socda Geeska  Africa, gaar ahaan  wadankaasi  Ethiopia ooy xaaladiisuu meel xun ka dageyso.

Sidoo kale  waxaa shirkaasi  lagu soo bandhigayaa  xasuuqa  Ogadenia Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ka geysteen Sanadihii ugu danbeeyay, Shirkan ayaa  waxaa ka soo qeybgalaya  bulshada qeybaheeda kala duwan.

Shirkan ayaa ka dhacaya magaalada Kichener tariikhud  markay ku beegan tahay,10 march 2018.

Sacada Toronto 5:00PM.

Address Hollka:200 Highland RD W Kitchener on.

Contact: MR: Adan Farah.

Tell:12266000713.

MR: Mahamed Tube,

Tell:14168218340.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay