Magaalada London waxa shalay ka furmay shir caalami ah oo looga hadlayo gargaarka bani’aadannimo ee Soomaaliya.

Shirkan oo ay isugu yimaadeen diblomaasiyiin kala duwan oo matalayay dowladaha deeq bixiyeyaasha ah, Qaramada Midoobay iyo wafti ka socda dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlayaa mushkiladaha bani’aadannimo ee Soomaaliya ka taagan.

Waxa sidoo kale looga hadlay sida loo xajin karo guulihii laga gaadhay ka hortagista macaluushii Soomaaliya ku dhufatay sanadkii tagay. Soomaaliya ayay dhibaatooyin amni iyo kuwo bulsho oo ragaadiyay ay iskugu darmadeen taasoo ay beesha caalamku ku doonayso in lasoo afjaro balse aysan muuqanin.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay