Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xeerka Dhowrista Gobanimada iyo Midnimada Soomaaliya.

xeerkaan ayaa guud ahaan dalka ka mamnuucaya shirkada DP World, taas oo dhowaan maamulka Somaliland la gashay heshiis ku saabsan Dekada Barbara kaasi oo loogu hoos qariyey xukuumada gumaysiga Ethiopia.

Baarlmaanka soomaliya ayaa cod aqlabiyad ah waxa uu dalka soomaaliya kaga mamnuucay shirkada laga leeyahay imaaraadka ee DPW

Hoos ka Daawo…

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay