Waxaad hoos ka daawataan daawadayaal sidii shacabka ku dhaqan magaalada Mooyaale Qaybta Oromada ay u xasuuqeen ciidamada gumaysiga Itoobiya.

Shacabka Oromada ayaa waxay wadaan kacdoon ay kaga soo hor jeedaan xukuumada gumaysiga Itoobiya ee gabal keedu dhacay.

Hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.