Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xilkii ka qaaday Xoghayihiisa Arrimaha Dibadda, Rex Tillerson, isagoo ku badalay agaasimihii hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, Mike Pompeo.

Madaxweyne Trump ayaa xilka ka qaadista uu ku sameeyey Tillerson iyo magacaabista Pompeo ayaa waxa uu ku shaaciyey fariin uu soo dhigay bartiisa Twitterka.

Trump ayaa sheegay in uu uga mahadcelinayo Rex Tillerson shaqadii uu soo qabtay. iyadoo Madaxweyne Donald Trump sidoo kale u magacaabay Agaasimaha cusub ee hay’adda CIA haweynayda lagu magacaabo Gina Haspel.

 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay