Madasha Talo-Wadaag oo ay ku mideysan yihiin Siyaasiyiin iyo Mas’uuliyiin horay xilal u soo qabtay ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada uu dalku ku jiro.

Waxaa ay madashu soo dhaweysay xeerka Baarlamaanka Federaalka uu soo saaray ee dalka looga mamnuucay Shirkadda DP World, isla markaana waxba kama jiraan laga soo qaaday dhamaan heshiisyadii shirkadu ay gashay.

Madasha ayaa dhinaca kale ugu baaqday Madaxda Qaranka oo uu ugu horeeyo madaxwaynuhu in la hirgeliyo go’aankii Baarlamaanka, lagulana xisaabtamo Xukuumadda meel marinta go’aankaas.

Hoos ka Akhriso.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay