Ururka ONLF ayaa mar kale ku baaqay in si nabad ah lagu sii daayo Naftii Hure Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax oo horey dawladda Soomaaliya ugu gacangelisay gumaysiga Itoobiya.

ONLF ayaa sheeegtay in sii daynta Qal-bi-dhagax lagu xiray shuruudo ay ka mid tahay inuu ka laabto mowqifkiisa siyaasadeed iyo Arimo kale..

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay