Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Xukuumadda Soomaaliya gaar ahaan kuwa taageersan Gudoomiye Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari oo kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ku dhawaaqay in sharci ahaan uu jabay Mooshinkii laga keenay Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Xildhibaanada oo qoraal ay soo saareen ka koobnaa ilaa 6 qodob ayaa sababta mooshinka uu ku jabay waxa ay ku sheegeen in uu dhammaaday wakhtigii 10-ka maalmood ee uu soo jeediyay Aqalka Sare oo ka bilaabaneysay 18 bishan ilaa 28 bishan.

Hoos ka akhriso qoraalka ay soo saareen xildhibaanada.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay