Wararka haatan naga soo gaadhaya magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in dagaal culus uu ku dhex maray meel wax yar u jirta Tuulada Wargeedsan Ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo Ciidanka geesiyada ah Ee JWXO.

Dagaalka ayaa wuxuu ahaa mid dhabo gal ah oo ay fuliyeen cutub kamida ciidanka Jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya, dagaalkan oo faah faahintiisa aan wali nasoo gaadhin ayaa waxaa naloo xaqiijiyay in cashir loogu dhigay ciidanka woyaanaha iyo maleeshiyaad hawaarinta ee dhaaraanka u ah.

Waxayna wararku intaas ku darayaan in ciidanka woyaanuhu ay meelo kala duwan isagoo habar wacdeen, waxaana idiin gudbin doonaa faah faahinta dagaalka iyo khasaaraha cadawga soo gaadhay.

ONA/Ogaadeniya.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay