Sargaal kamida haayada xuquuqul insaanka ee Human Right Watch isla markaana ku takhasusay arimaha xuquuqda aadanaha mudo badana kasoo shaqeeyay haayada Human Right Watch kuna xeel dheer arimaha gumaysiga Itoobiya iyo Ogaadeniya ba ayaa waxaa laga waraystay arimo badan oo la xidhiidha xaalada Gumaysiga Itoobiya iyo tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee kooxda Woyaanaha ay u gaysateen shucuubaha kala duwan ee ku hoos nool xukunkeeda macangaga ah.

Hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay