Waxa gumeysiga Ethiopia uu shacabka Ogadeniya soo gaadhsiyay xasuuq iyo tacadiyo badan iyaga oo Gunagado iyo deegaanada ka ag dhow ka geystay Xasuuq iyo Baro kicin sidoo kale waxa jira  dhibaatooyin u badan jidhdil baahsan oo loo gaystay dadka ku dhaqan deegaanka gabriile  halkaas oo ay ka dhacday  kufsi iyo faraxumayn  balaadhan oo saamaysay in ka badan 16 dumar ah, ayaa hadana waxaa ka dhacay jidhdil saameeyay dad fara badan.

Dhacdooyinkii aan soo uruurinay ee ugu danbeysay waxay ukala dhaceen sidan hoose.

Deegaanka Jarareed

27/2/12  waxaa jidhdil loogu gaystay dadka kala ah

Cali khaliif faarax

Xalane cabdi wali

Garaad cabdi raxamaan  sahal

Aadan muxumed barre

Caydaruus maxbuub shugri

Cabdi bille isaaq

Bishaar maxamed ugaas

Xamdi axmed nuur bidhiye

Xaliimo xasan maari

Cabdi samad faarax

9/3/12 waxaa lagu xidhay degmada  fiiq

Cabdi dhagacade

9/3 /12 waxaa lagu xidhay   tuulada Abaaqorow

Sahra cali

Faadumo xasan

7/3/12 waxaa lagu xidhxidhay  degamada  Dhagaxbuur

Cabdulaahi Aabi

Maxamed cabdi aw xuseen

Xuseen ciilmooge

Bishaar aw jaamac

Ibraahim kaafi

Maxmed cabdulaahi sheikh cabdi

Farxaan ibraahim odowaa

Maxamed cabdulaahi aw macalin

Badri xamdi kamas

Cabdulaahi xasan

Cabdulaahi maxamed

Axmed nuur xamdi

Cabdi xuseen

10/3/12  ayaa waxaa lagu xidhay  Gunagado oo ahayd meeshii loo gaystay xasuuqa  dadka badani ku dhinteen dadka kala ah

Cabdi dheere oday wayn ah

Sahra  cabdi dheer

Ismaaciil yuusuf dhagarog ninka gabadha

Cismaan macalin axmed

dhibaatan iyo tacadiyadan aan aabo yeelka lahayn waxay noqdeen kuwa la factirsaday dadka ogaadeenya ,taas oo aad moodo in caalamku indhaha ka qarsanayo

ONA

 

 
 

1 Comment

  1. gelle says:

    waxaan kutalinayaa inkasta oo ay aad uadkastaan hadana waxaad moodaa in ay kamaqantahay in ay diidmo kasameeyaan wax yaabaha kadhaca hortooda oo ah xataa in lahelo rag xanaaqa oo marka ay arkaan dad dhibaato lagu samaynayo ay laayaan dadka dhibka kusamayniya dadka shacabka ah magaaloyinka dhedooda waxay keeni lahayd in layareeyo dhibaatada lagu sameeyo dadka aan danbiga lahayn oo lagabaxo barnaamujka nuglaanta ah ee ah alaa qadaray alaah xumaan looma nisbeeyo ee go ooyin xanaaqa oo diida dadka hortiina lagu tulayniyo oo iska daaya madax hoos udhiga oo difaaca sharaftiina iyo diintiina iyo dad nimadiina cadawgu idiinku naxariisan maayo madax hoos u dhigid iyo is dulayn oo iska daaya mijinta jaadka ah ee aad kafikirisaan bari oo kale guul iyo gobanimo waxaa hela halyayga diida duliga

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay