Wararka naga soo gaadhaya gobolka shiniile gaar ahaana dagmada hadhagaalo ayaa waxay sheegayaan in gacan ka hadal dhex maray ciidamada woyanaha iyo shacabka kacdoonka wada ee magaalada Hadhagaalo.

Ciidamada Woyaanaha iyo maleeshiyaadka hawaarinta ee ay ku adeegtaan ayaa waxay adeegsan hayaan xoog ay rabaan inay ku joojiyaan kacdoonka lagu diidan gumaysiga Itoobiya iyo gacan yarayaashooda.

Guud ahaan xaalada gobolka shiniile ayaa waxay kasii daraysaa marba marka kasii danbaysa waxayna ciidanka woyaanuhu garan la yihiin sidii ay u xakamayn lahaayeen mudaaharaadada iyo kacdoonka lagu diidan yahay xukunkooda.

Hoos ka daawo sawirada, wararkan iyo waxa kasoo kordhana kala soco ONA.

ONA/shiniile.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay