Bahda ONA waxay maalin kasta oo Jumce ah usoo gudbisaa akhristeyaasha qiimaha iyo qadarinta badan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya (ONA) muxaadaro diini ah oo ku saabsan kolba mawduuc kamid ah ma waadiicda khuseeya banii’aadamka.

Hadaba waxaad nala daawataan muxaadaran hoose oo ciiwaankeedu yahay ” Xagga Ilaahay U Carara” oo uu noosoo jeedinayo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi oo kamid ah culimada Soomaaliyeed kuwa loogu jecel-yahay uguna shacbiyada badan, ee daawasho wacan meel kastood joogtaamba.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay