Shacabka ku dhaqan magaalada Diri Dhaba ee galbeedka Ogaadeniya ayaa waxay maanta salaadii jumce kadib isugu soo baxeen mudaaharaad balaadhan oo ay ku diidan yihiin taliska gumaysiga Itoobiya iyo gacan yarayaashooda.

Mudaaharaadkan ayaa waxaa qabtay shacabka ku dhaqan magaalada dire dhaba.

Hooska daawo muuqaalka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay