Shirkii sadex bilood laha ahaa ee Jaaliayada Somalida Ogadenia ee Sweden oo hada ka furmay magalada eskilstuna shirka waxaa sidii caadada inoo aheed ayado Qur aan ah ku furay Sheikh Abdi nuur.

Gudoomiyaha Jaaliyadda Somalida Ogadenia ee Sweden oo makarafonka lagu wareejiyay ayaa  warbixin dheeer ka jeediyay goobta shirka.

Xubnaha jaaliyadda Somalida ogadenia ee Sweden oo kala yimid gobalada dalka ayaa ka muuqatay shucuur halganka iyo niyad sami buuxda warbixinta

Wixii faahfaahin ah kala soco ONA

 

By Heegan

Sweden ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay