Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya shidaal la’aan aad uwayn, ka jirto gobolka Axmaarada

Waxaa suuqyada magaalooyinka lagu arkayaa safaf aad udhaadheer oo ay gaadiid laydu ugu jiraan si ay uhelaan woxoogaa shidaal ah.

Shidaal la’aanta laga dareemay guud ahaan gobolka Axmaarada ayaa timid xili  Itoobiya la magacaabay Raysul wasaare cusub oo la loo han waynaa in u dhibaatooyin badan oo Itoobiya ku habsaday u xaliyo.

Goob jooge yaal kusugan magaalada Bahir Dar ayaa sheegaya in mudoba  uu yaraadau soogalitaankii shidaalka ee wadanka dibada ooga imaan jiray.

Waxaana sabab u ah shidaalka la’layahay ganacsatadii oo lacagtii adkayd ee ay shidaalka ku soo gadilahayeen dawlada ka waayay.

 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay