Waxaad kusoo dhawaataan shirkii caalamiga ahaa ee International Journalist Fastival ee lagu qabtay wadanka talyaaniga kaasoo qudbad qiimo badan uu ka jeediyay madaxwayne ku xigeenka UNPO ahna Hogaanka Arimaha Dibada JWXO Mudane Abdirahmaan Sheekh Mahdi Maadey.

Halgame Abdirahmaan ayaa wuxuu ka waramay xaalada guud ee geeska afrika gaar ahaana mida Ogaadeniya iyo gumaysiga Itoobiya.

Hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.