Kadib markii Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya loo doorta Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan durba waxaa bilaabatay in looga faceliyo baraha Bulshadu ku kulanto ee Social Media.

Maxamed Mursal ayaa helay codad gaadhayo illaa 147 Cod halka Ibraahim Isaaq Yarow oo ahaa shakhsigii wareegga labaad kula tartamayey uu helay isna 118 cod. Intooda badan waxay muujinayaan soo dhaweyn ku aadan guddoomiyaha cusub, inkastoo dadka qaarna ay ka hor imaadeen.

Qaar badan dadka falcelinta sameenayo kamid ah ayaa si cad u muujinayo inay Xukuumadda Guuleystay maadaama ay iyadu wadatay Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan. Dadwaynaha Soomaaliyeed ayaa aad uga dooday guud ahaan doorashada Xildhibaan Maxamad Mursal.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay