Gumaysiga Itoobiya ayaa caan ku ah koronto goynta iyo khalkhal kuyimaada awooda korontada dalka laakiin Midii xalay dhacday ayaa ahayd Midii ugu darnayd abid maadamo ay wadanka dhan samaysay

Itoobiya hada waxay biyo xidheen wayn oo kukacaya 4 bilyan oo dolar kadhisaysaa wabiga Niil dhismaha biyo xidheenka ayaa horseeday khilaaf siyaasadeed u dhaxeeya ethiopia Masar iyo Sudan

Inkastoy warbaahinta wayaanahu sheegayso in Khaladkii xalay dhacay lasaxay hadana qayba badan oo ethiopia kamid ah ayaa Wali koronto la,aan ah.

Wadahadal lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya Itoobiya, Masar iyo Suudaan ayaa hakad galay dhinaca kale ethiopia waxaa laga la,yahay adeeg yadii aas aasiga ahaa sida sonkortii burkiiburki iyo shidaalkii.

Shacabka ethiopia oo rajo wayn kaqabay raysalwasaaraha cusub ayaad modaa inuuna waxba soo kordhin haynin oo uu yahay maqaar saarkii hore ookale waxana wadanka Itoobiya laga dareemayaa kuux horleh meelaha qaarna waxaa ilaa shalay kasocda mudaharaado rabshado wata

isku soo wada duubo xaalka ethiopia ayaa ah Doofaar madaahiro

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay