Waxaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay madasha 60 ka oo ah goob gole wayn ah oo ay ku kulmaan dad badan oo Soomaali ah kuwaasi oo kala jooga qaaradaha aduunka Gudoomiyaha Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Jaaliyaadka (HAAJ) ee jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Mudane Halgame Mohamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi

Masuulka ayaa waxa laga waraystay halganka ay JWXO hormuudka ka tahay waxaana si faah faahsan uga war bixiyay mudane Mohamed Rashiid. Hadaba waraysigii oo Dhamaystiran waxaad ka dhagaysan kartaa meeshan hoose Riix.

ONA.

      1. Waraysigii-Maxamed-Rashiid-Sheekh-Cabdilaahi (5)
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay