Wararka naga soo gaadhaya Oromiya aya waxay sheegayaan in sii laba qarxeen mudaaharaado balaadhan oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya kuwaasi oo ka socda qaybo kamida gobolka Oromada.

Kacdoonadan ayaa waxay ka socdaan gobolka Guji iyo  Shakisow kacdoonadan ayaa waxaa lagu diidan yahay taliska woyaanaha waxaana shacabku ay ka gadoodsan yihiin Shirkad Dahabka Qoda oo lagu yidhaahdo “Midrock” taasoo in dhawaa laba ku hawlanayd boobka ay ku hayso dahabka ku jira dhulka Oromada.

Shacab aad ucadhaysan ayaa isugu soo baxay dhamaanba jidadka goboladaas oo dhan waxayna ku dhawaaqayeen erayo lidi ku ah xukuumada woyaanaha.

Hoos ka daawo sawirada.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay