Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaana magaalada jig jiga ayaaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay jidh dil xoog badan u gaysteen Jamaal Mohamed warfaa.

Sida wararku sheegeen waxaa lagala baxay Jamaal gurigiisa waxaana loo gaystay jidh badan ayadoo sawiro lagu faafiyay baraha bulshada la arkaayay isagoo wajiyagiisa ay ka muuqdaan nabaro dhaawac ah oo ay u gaysteen ciidamada gumaysiga Itoobiya.

Jamaal ayaa wuxuu wakiil u ahaa haayad ku sheegta lagu magacaabo Ethiopia Human Right Commision oo ah haayad macmal ah oo aan si dhaba uga waramin xaalada uu ku sugan yahay shacabka Ogaadeniya.

Hoos ka fiirso sawirada.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay