Kooxda ku naaxday dhiiga shucuubta ku hoos ee TPLF ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badan oo ay ka qabaan dawlada Eritrea ayagoo siday hadalka u dhigeen sheegay in dawlada Eritrea ay qorshayn hayso dagaal ay kusoo qaado gumaysiga Itoobiya.

Dawlada Eritrea iyo kooxda TPLF ayaa waxay isku haystaa dhulka ku yaala xuduuda labada dal u dhaxaysay oo ay maxkamada aduunku u xukuntay wadanka Eritrea.

Cabsida iyo khal khalka soo wajahay kooxdan ayaa waxay bilaabeen inay diyaar garaw xoogan galaan arintan ayaa waxay dadka siyaasada falan qeeyaan ku sheegeen daan daansi ay wadaan gumaysiga Itoobiya ayagoo rabay inay ku jeediyaan shacabka kacdoonka wada ee maamulkooda macangaga ah kasoo horjeeda.

Sikastaba ha ahaateen waxaan idiin soo gudbin doonaa wararkan iyo waxa kasoo kordha kala soco ONA.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay