Wararka naga soo gaadhaya jaamacada Ganbela University ee ku taala dhulka ganbeelaha ayaa waxay sheegagaan in ciidamada Woyaanaha gaar ahaana kuwan loo yaqaano Cammond Post iyo dhalinyarada jaamacada uu gacan ka hadal dhex maray.

Sida wararku sheegayaa ciidamada woyaanaha ayaa waxay ka cabsi qabaan mudaaharaad iyo kacdoono looga soo horjeedo xukunkooda inay ka bilaw daan dhulka Ganbeelaha gaar ahaan jaamacada Ganbela University.

Ciidamada woyaanaha ayaa waxay isticmaalayaan kaararkoodii ugu danbeeyay ayagoo marba marka kasii danbaysay xasuuq iyo dhibka shacabka ay ku hayaan usii badinaya si ay cimrigooda usii dheeraystaan.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay