Tobon bilood iyo dheeraad ka hor ayay ahayd markii N/hure Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax laga soo qabtay magaalada Galkacyo dhinaca ay Galmudug maamusho, waxaana la keenay Muqdisho ka dibna waxay dowlada Soomaaliya si qasab ah ugu gacan galisay gumaysiga Ethiopia iyadoo la sii marsiiyey magaalada Baydhabo oo ciidanka Itoobiya ay xarumo ku leeyihiin.

Cabdikariim sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ku jira xabsi ay leeyihiin ciidamada nabad sugida gumaysiga Ethiopia ee ku yaalla Addis-Ababa ayaa waxaa halkaasi ku booqday madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

Hadaba Xog-hayaha arimada dibada ururka ONLF oo laanta afsoomaaliga ee BBC-da lahaday ayaa sheegaay in Qalbi Dhagax uu wali yahay Masbuus..

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay